Baarlamanka Soomaaliya oo ansixiyey habraaca wax ka beddelka dastuurka

Your browser doesn’t support HTML5

Xildhibaannada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta si gacan taag ah ku ansixiyay habraaca wax-ka-baddelka dastuurka, xilli xybnaha qaar diidanayeen, walaacna ay ku muujiyeen siyaasiyiin miisaan culus. Wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan kasoo diray Muqdisho.