Modi oo macbad Hindu ka furay goob laga burburiyey Masjid
Your browser doesn’t support HTML5
Ra'iisul wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa maanta oo Isniin ah furay macbad muran badan dhaliyay oo diinta Hinduuga ah oo laga dhisay halka laga burburiyey masjid taariikhi ah oo ku yaal waqooyiga magaalada Ayodhya.