Muuse Biixi oo Golaha Guurtida dib ugu celiyay xeerka doorashada.

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa Golaha Guurtida dib ugu celiyay xeerka doorashada. Haddaba arrintan maxay uga dhigan tahay Somaliland? Ismaaciil Farjar ayaa fallanqeynaya.