Martida Makrafoonka: Dilka Dhallinyarada Soomaalida ee Sweden

VOA microphone

Gothenburg - Markanna dhageystayaal waxa aad ku soo dhowaataan Barnaamijka Martida Makarafoonka oo ku saabsan is-dilka iyo dilka dhalinta Soomaalida ah ee ku nool Sweden. Barnaamijka waxaa ku marti ah Maxamed Cawad Maxamed oo la shaqeeya ururrada dhalinyarada Soomaalida ee magaalada Gothenburg ee dalka Sweden. Barnaamijka waxaa soo diyaariyay, soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makarafoonka