Qarax lagu soo xiray gaari-dameer oo ka dhacay xudduudka Kenya iyo Soomaaliya

Qarax gaari dameer

Qarax gaari dameer

Qarax lasoo saaray gaari-dameer ayaa ka dhacay bar kontorool oo ku taalla xudduudka Kenya iyo Soomaaliya, waxaana halkaasi ku dhintay askari ka tirsan ciidamada Booliska Kenya, halka afar kalena dhaawacyo halis ah ayaa soo gaaray, sida ay qortay wakaaladda wararka ee AP.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Maxamed Faarax Shire.

Your browser doesn’t support HTML5

Qarax ka dhacay Mandheera