UK oo weli isku dayeysa qorshaha muhaajiriinta loogu dirayo Rwanda

Your browser doesn’t support HTML5

Ra'iisul Wasaaraha Britain Rishi Sunak ayaa sharci dejiyayaasha ka codsaday inay meel mariyaan qorshaha muhaajiriinta taga dalkaasi loogu masaafurinayo dalka Rwanda.