IMF oo dayn cusub siisay Kenya oo wajaheysa dhaqaale xumo

Your browser doesn’t support HTML5

Hay'adda lacagta adduunka ee IMF ayaa Kenya siisay dayn cusub oo ku dhow $1 bilyan, xillia Nairobi ay wajaheyso dhaqaale xumo.