Biden iyo Trump oo u muuqda inay mar kale tartami doonaan
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden iyo madaxweynihii hore Trump ayaa u muuqda inay mar kale xilka madaxtinimo u tartami doonaan bisha November. Haddaba maxa dhici doona haddii labadooda midkood uu tartanka ka haro?