Amniga soo hagaagaya ee Muqdisho oo sare u qaaday ganacsiga
Your browser doesn’t support HTML5
Isbedelka amni ee ka jira Muqdisho ayaa sabab u noqday in xilliyada dembe ee habeenkii ah ay furnaadaan ganacsiyada waaweyn ee caasimadda Soomaaliya.
Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan soo diray.