Qabow daran oo ka dhacay qeybo ka mid ah Canada

Qeybo ka mid ah dalka Canada waxaa laga soo sheegayaa qabowgii ugu xumaa muddo tobonnaan sano ah. Dadka ku cusub dalkaas oo ay Soomaalidu ku jirto ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay cimillada ay kala kulmeen Canada.

Warbixintan waxaa magaalada Toronto ka soo diray Xuseen Nuur Xaaji.

Your browser doesn’t support HTML5

Cimilada daran ee Canada