Sudan oo ku gacan-seyrtay shir-madaxeedka IGAD

FILE PHOTO: Sudan's military ruler Burhan arrives to the city of Port Sudan on his first trip away following the crisis in Sudan capital Khartoum

Dowladda Sudan ee ay ciidamadu maamulaan ayaa Sabtidii diiday casuumaad la xiriirta in ay ka qeybgalaan shir madaxeedka dalalka IGAD oo ka dhacaya dalka Uganda. Militariga ayaa si adag u canbaareeyey Qaramada Midoobay oo ay sheegeen in ay wada shaqeyn la yeelatay taliyaha ciidamada RSF ee uu dagaalku kala dhexeeyo.

Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa noo haya warkan.

Your browser doesn’t support HTML5

Sudan oo diidday shirka IGAD