Caalamka Amuuraha Islaamka: Cabsida Mareykanka ee ah in dagaalka Gaza uu ku fido Bariga Dhexe Jannaayo 12, 2024 EGYPT-ISRAEL-US-PALESTINIAN Arag Fikradaha London — Barnaamijka Amuuraha Islaamka ee toddobaadkan waxaan kusoo qaadaneynaa dadaallada uu Mareykanku ku doonayo in looga hortago in dagaalka Gaza uu ku fido Bariga Dhexe. Waxaa soo diyaariyay, soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil. Your browser doesn’t support HTML5 Amuuraha Islaamka