Dalka Jarmalka, dadka ka dalbaday magangelyada siyaasadeed ayaa sannadkii hore gaartay 351,915 qof. Waa kor u kac boqolkiiba 51 ah marka loo eego sannadkii ka horeeyey ee 2022. Soomaalida ayaa ka mid ah dadka ugu badan ee wadankaas iska dhiibayay sannadkii 2023kii.
Warbixin ku saabsan arrintaasi waxa magaala London nooga soo direy Wariyaha VOA ee Qaarada Yurub, Abdihafid Awil Ismail.
Your browser doesn’t support HTML5
Muhaajiriinta Germany