Amuuraha Islaamka: Mareykanka oo cambaareeyay qorshe ay Israa'iil ka damacsan tahay Gaza

Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa si kulul u cambaareysay hadallo ay dhawaan sheegeen wasiirro ka tirsan Israa'iil, kaas oo ahaa in Falastiiniyiinta dib u dejin loogu sameeyo meel ka baxsan Gaza.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Amuuraha Islaamka