Caweyska Washington: Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar)

Xijaar

Barnaamijka Caweyska Washington waxaa toddobaadkan marti ku ah General Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), taliyihii hore ee booliska Soomaaliya. Caasha Ibraahim Aadan ayaa ku wareysatay magaalada Columbus ee gobolka Ohio.

Your browser doesn’t support HTML5

Caweyska Washington: Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar)