Macbadyada Yahuudda iyo Muslimiinta Mareykanka oo wajahaya halis amni

Macbadyada Yahuudda, Masaajidda Muslimiinta iyo ururada kale ee arrimaha diimaha ka shaqeeya ayaa gacan ka helaya dowladda Mareykanka, xilli ay wajahayaan koror dhinaca dambiyada naceybka ku saleysan ah, kuwaas oo ka dhashay dagaalka u dhaxeeya Xamaas iyo Israel.

Wariyaha VOA-da uga soo warama arrimaha Amniga Qaranka Jeff Seldin ayaa diyaariyey warbixintan. Waxaa soo jeedinaya Cabdixakiim Maxamud Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Macbadyada Yahuudda iyo Muslimiinta Mareykanka oo wajahaya halis amni