Aqalka Wakiillada Mareykanka oo eryay George Santos

 George Santos oo laga eryay Aqalka Wakiillada

George Santos oo laga eryay Aqalka Wakiillada

Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa Jimcihi shalay xilka ka xayuubiyay George Santos oo ka mid ahaa mudanayaasha xisbiga Jamhuuriga ee Aqalkan.

Santos oo Aqalka kasoo galay New Yokr, ayaa noqday mudanihii lixaad oo uu abid xilka ka qaado Aqalka Wakiillada, taariikhda siyaasadda Mareykanka. Warbixin ay VOA-da ka diyaarisay waxaa soo koobaya Nur Hassan Nur.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta eryidda Santos.m4a