Dagaalka u dhexeeya Xamaas iyo Israa’iil ayaa soo celinaya xasuustii dadkii ka badbaaday xasuuqii ugu xumaa ee Shatila iyo Sabra ee dalka Lebnaan sanadkii 1982-dii.
Nicole Di Ilio ayaa warbixintan ka soo dirtay xerada qaxootiga Shatila ee Beirut. Waxaa soo koobaya Jamaal Axmed Cismaan.
Your browser doesn’t support HTML5
Dagaalka Xamas iyo Israel iyo xusuusta xasuuqii Shatila iyo Sabra