Wicitaanka Dhageystaha: Barashada af-Soomaaliga iyo Waqooyiga America

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijkii Wicitaanka Dhagaystaha ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay; Sida ay macalimiinta Soomaaliyeed ee Waqooyiga America ay uga caawiyaan ardayda Soomaaliyeed barashada Afka Soomaaliga.

Waxaa soo diyaariyay soona jeedinayaa Nuur Xasan Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Wicitaanka Dhageystaha