Qofkii ugu horreeyey oo IL loo geliyey
Your browser doesn’t support HTML5
Dhaqaatiirta Jaamacadda caafimaadka ee New York ayaa sameeyey qalliinkii ugu horreeyey ee qof loogu geliyo IL. Warbixinataas iyo warar kale oo caafimaadka la xiriira waxaa soo jeedinaya Maxamed Bashiir.