Maxaa kala heysta Falastiiniyiinta Daanta Galbeed iyo Israa'iiliyiinta la deegaameeyay?
Your browser doesn’t support HTML5
Dadka Yahuudda ah ee lagu deegaameeyey Daanta Galbeed ayaa kordhiyey weerarada ay ku hayaan Falastiiniyiinta halkaas ku nool, sida ay sheegtay QM.