Barn. Newsmaker (Martida): Sheekh Suldaan Cabdiqani Qorane

Sheekh Suldaan CabdiQani Qorane

Sheekh Suldaan CabdiQani Qorane

Barnaamijka Newsmaker (Martida Makrafoonka) toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay kaalinta ay culimada Soomaaliyeed kaga jiraan dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab. Waxaa ku marti ah Sheekh Suldaan Cabdiqani Qorane Maxamed oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee sida aadka ah uga hadla arrimaha Al-Shabaab. Barnaamijka waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Martida Makarafoonka