Washington Prime (Caweyska): Abwaan Ismaaciil Jiheeye

Abwaan Ismaaciil Jiheeye

WASHINGTON- Barnaamijka Washington Prime (Caweyska Washington) ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan waxaad ku maqli doontaan qeybtii labaad ee wareysi uu Barnaamijka siiyay Abwaan Ismaaciil Yuusuf Cabdi Jiheeye oo ka hadlaya taariikhda jaceyl ee qaar ka mid ah abwaannada Soomaaliyeed, heesna ka sameeyay. Barnaamijka waxaa soo saartay soona jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan (Cuud).

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Caweyska Washington