Maalgashiga Shiinaha ee Africa oo sii kordhaya ayaa sabab u noqday in dowladda Shiinaha ay dalka Jabuuti ka dhisato saldhiggii milatari ee u horeeyay ee Shiinuhu ku yeesho meel dalkiisa ka baxsan.
Ka sokow martigalinta saldhigga, waxaa jira iskaashi dhaqaale oo sii kordhaya oo u dhexeeeya Jabuuti iyo Shiinaha.
Warbixin gaar ah oo arrintan ku saabsan waxaa inoo diyaariyay Xuseen Barre Aadan.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixin gaar ah oo ku saabsan maalgashiga Shiinaha ee Jabuuti