Jigjiga oo ay ka soconayaan dadaallo loogu gurmanayo dadka ay fatahaaduhu barakiceen

Jigjiga

Waxaa magaalada Jigjiga ee caasimadda dawlad-deegaanka Soomaalida ka qabsoomay kulan looga hadlayay sidii hay'adaha deeq-bixiyayaaysha ah ee ka hawlgala deegaanka ay dowor uga qaadan lahaayeen caawinta bulshada ay fataaduhu saameeyeen, islamarkaana ku barakacay roobka dayrta ee dhawaan ka da'ay deegaanka.

Warkan waxaa Jigjiga ka soo diray wariyaha VOA Maxamed Cabdirahmaan Ugaas Gaataa.

Your browser doesn’t support HTML5

Gargaar loo fidinayo dadka ay daadku ku saameeyeen Dowlad Deegaanka Soomaalida