Wararkii ugu dambeeyay ee duqeymaha Israa'iil ee Gaza
Smoke rises during clashes between the Israeli military and Palestinians in the Jenin refugee camp, in the occupied West Bank city of Jenin on November 9, 2023.
Isreal ayaa sii wadda weerarkii ay ku heysay Gaza, iyadoo qeybo ka mid ah magaalada kula dagaalameysa ciidamada ururka Xamaas.
Weerarka dhinaca dhulka ah ee Isreal waxa barbar socda duqeynta cirka. Dad badan ayaa ka qaxay magaalada gaar ahaan meelaha ay Isreal howlgaladda ka waddo sida ay Qaramada Midoobay sheegtay.