Ruushka oo duqeeyay keydka qamadiga Ukraine

Beeraleyda Ukraine ayaa sheegay in diyaaradaha Ruushka ay duqeeyeen bakhaarro kaydka qamadiga ah bartamaha dalka Ukraine, arrinkaas oo ay ku tilmaameen mid lagu waxyeelaynayo waxsoo saarka dalkaasi iyo dhqaalihiisa.

Warbixin ay VOA qortey waxaa soo koobaysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Ruushka oo duqeeyay beeraha Ukraine