Barn. Caweyska Washington: Abwaan Cabdiqafaar Ciise Cagoole

Washington Monument in DC

WASHINGTON- Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan waxaad ku maqli doontaan qeybtii saddexaad ee wareysi oo barnaamijka siiyay Abwaan Cabdiqafaar Ciise Cagoole oo ah abwaankii bilaabay silsiladdii Ba'leyda. Barnaamijka waxaa soo saartay soona jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan (Cuud).

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Caweyska Washington