Qaar ka mid ah dowladaha dalalka ku yaalla Koonfurta America ayaa ka falceliyay walaaca ay ka qabaan tirada dhimashada rayidka Falastiiniyiinta ku dhimaneysa dagaalka Xamaas iyo Isreal.
Markii 2-aad ayaa muddo ka yar 20 sano, dalka Bolivia waxa uu cilaaqaadka u jaray Israel, halka dalalka Colombia iyo Chili ay safiirradooda kala soo baxeen Israel, xilli ay sii kordhayaan dalalka ku baaqaya in la joojiyo dagaalka Gaza.
Veronica Villafañe ayaa warbixintan inoo diyaarisay waxaa soo jeedinaya Maxmed Colaad Xassan.
Your browser doesn’t support HTML5
Dalalka Koonfurta Ameerika qaarkood oo si weyn uga soo horjeestay duqeynta Gaza