Barn. Caweyska Washington: Abwaan Cabdiqafaar Ciise Cagoole

The sun rises behind the Washington Monument on an early spring morning in Washington, D.C.

WASHINGTON- Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan waxaad ku maqli doontaan qeybtii labaad ee wareysi oo barnaamijka siiyay Abwaan Cabdiqafaar Ciise Cagoole oo ah abwaankii bilaabay silsiladdii Ba'leyda. Barnaamijka waxaa soo saartay soona jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan (Cuud).

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Caweyska Washington