Barn. Caweyska Washington: Abwaan Cabdiqafaar Ciise Cagoole

WASHINGTON- Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan waxaa ku marti ah oo barnaamijka la caweynaysa Abwaan Cabdiqafaar Ciise Cagoole oo ah abwaankii bilaabay silsiladdii Ba'leyda. Barnaamijka waxaa soo saartay soona jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan (Cuud).

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Caweyska Washington