Falanqeyn: Xaalada adag ee magaalada Gaza

Israel Palestinians

Duqeynta xalay ka dhacday cisbitaal ku yaalla Gaza ayaa ayaa dhalisay inay bannaanbaxyo arrintaasi lagu cambaareynaayo ay ka dhacaan qeybo ka mid ah gobolka.

Jamaal Axmed Cismaan ayaa arrintaas iyo booqashada Madaxweyne Biden ka waraystay Maxamed Cali Biixi oo ka faallooda arrimaha Carabta.

Your browser doesn’t support HTML5

Falanqenta Bariga Dhexe