Ileyska VOA: Taariikhda colaadda Falastiin iyo Israa'iil

ISRAEL-PALESTINIANS/OSLO/

Bariga Dhexe waxaa mar kale ka huraya colaad u dhaxaysa Falastiiniyiin iyo Israa’iil, waxaana colaaddan oo ah mid gaamurtay ay ku salaysantahay dhul ay labada dhinacba sheegayaan inay iyagu taariikh ahana leeyihiin.

Haddaba taariikhdaa khilaafkan ayaa ah mowduucca barnaamijka Ilayska VOA ee toddobaadkan, waxaa soo jeedinaya Maxamed Coalaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barnaamijka Ileyska VOA