Barn. Caweyska Washington: Danjire Cali Siciid Fiqi

Fiqi

WASHINGTON- Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan waxaa ku marti ah oo barnaamijka la caweynaya Danjire Cali Siciid Fiqi oo ah xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Barnaamijka waxaa soo saartay soona jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan (Cuud).

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Caweyska Washington