Guddiga Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay xafiiskeeda Suudaanta Koonfureed ayaa ku eedeynaya dowladdu inay caburineyso mucaaradka iyo xoriyadda hadalka.
Hay'addu waxay sheegtay in xad gudubyada noocan ah ay wiiqayaan isla xisaabtanka iyo dimuquraadiyadda dowladda.
Maxamed Yuusuf ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Nairobi, Xuseen Bare Aaden ayaa inoo soo jeedinaya.
Your browser doesn’t support HTML5
Xaaladda xoriyadda ee South Sudan