Barn. Caweyska Washington: Nimcaan Hillaac

Washington Monument in DC

WASHINGTON- Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan waxaa ku marti ah oo barnaamijka la caweynaya Nimcaan Hillaac oo ka mid ah fannaaniinta Soomaaliyeed ee ku nool Mareykanka. Barnaamijka waxaa soo saartay soona jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan (Cuud).

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Caweyska Washington