Barn. Caweyska Washington: Wasiir Beene Beene

Beene Beene

WASHINGTON- Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan waxaad ku maqli doontaa qeyb kale oo ka mid ah wareysi ay barnaamijka siisay Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Qoyska ee dowladda Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye. Waxa aad qeybta danbe ee Barnaamijka ku dhageysan doonta kaftan dhex maray Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Maxamuud Cabdiraxmaan Beene Beene iyo Soo saaraha Barnaamijka Caasha Cuud. Barnaamijka waxaa jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud).

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Caweyska Washington