Warbixin: Afrika waxay wajaheysaa caqabado juqraafi oo leh adkeysi iyo fursado dhaqaale

FILE - A traffic controller directs motorists driving past a toll station on the newly opened Expressway built by the China Road and Bridge Corporation (CRBC) on a public-private partnership (PPP) basis, in Nairobi, Kenya, May 14, 2022.

Koox ka shaqeysa tala ka bixinta halista adduunka ayaa sheegtay in iyadoo saameynta dagaalka Ukraine uu sababay sicir barar, saameyn dhinaca amaanka iyo cimilada ah, hadana Africa waxay muujisay adkeysi.

Warbixin cusub oo ay soo saareen hey’adda Control Risks iyo hey’adda ay wada shaqeyta kala dhaxeyso ee Oxford Economics Africa, ayaa lagu sheegay in xasaradaha dunidu ay sababaan mushkilado caalami ah, balse dowlado badan oo Africa ah ay fursado ka dhex arkaan.

Mohammed Yusuf ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Nairobi waxaa inoo soo jeedinaya Cabdixakiim Maxamud Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Afrika waxay wajaheysaa caqabado juqraafiyeed oo leh adkeysi iyo fursado dhaqaale