Barn. Caweyska Washington: Wasiir Khadiija Diiriye

Khadiija Maxamed Diiriye

WASHINGTON- Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan waxaa ku marti ah oo barnaamijka la caweynaysa Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Qoyska ee dowladda Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye. Barnaamijka waxaa soo saartay halkanna ka soo jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud).

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Caweyska Washington