Koronto la'aan ka taagan dalka Kenya

Kenya Power Outage

Koronto la’aantii ugu muddada dheereyd ee soo marta Kenya inta la xusuusto ayaan weli la ogayn waxa sababay, iyadoo shirkadda korontada ee dawladdu leedahay ay arrintaasi ku eedaysay shirkadda ugu weyn Afrika ee leh tamarta laga dhaliyo dabaysha.

Shirkaddaas ayaa iyaduna mas’uuliyadda iska leexisya oo saartay saldhigyada qaybiya korontada.

Warnixin ay qortay wakaaladda wararka ee Associated Press waxaa inoo haysa Caasha Ibrahim Aadan.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin ku saabsan koronto la'aanta Kenya