Kamala Harris oo ka hadashay sannad-guurada Xeerka Yaraynta Sicir-bararka

Vice President Kamala Harris gives remarks ahead of the one-year anniversary of the Biden administration's Inflation Reduction Act at McKinstry, Aug. 15, 2023, in Seattle.

Vice President Kamala Harris gives remarks ahead of the one-year anniversary of the Biden administration's Inflation Reduction Act at McKinstry, Aug. 15, 2023, in Seattle.

Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka, Kamala Harris, ayaa xustay sannad-guuradii koowaad ee Xeerka Yareynta Sicir-bararka, iyadoo dhanka kale ka dhawaajisay sida ay uga go'an tahay maamulka Biden yareynta qalalaasaha cimilada.

Natasha Mozgovaya ayaa warbixintan ka soo dirtay magaalada Seattle, waxaa inoo soo koobaya Jamal Axmed Cismaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Kamala Harris oo ka hadashay Xeerka Yareynta Sicir-bararka