Shir looga hadlay arrimaha Soomaaliya oo ka dhacay Ohio

Columbus, Ohio

Waxaa magalada Columbus ee gobolka Ohio lagu soo geba gebeeyay shir looga hadlayay arrimaha Somalia oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda cilmi baarista ee “Bulsho Trust”.

Shirkaas ayaa intuuu socday waxaa looga dooday arimo ay ka midyihiin amniga, ladagaalanka Alshabaab, dhaqaalaha iyo siyaasada loo dhanyahay. Wariyaha VOA ee Gobalka Ohio Abdikaafi Yusuf ayaa ka qabgalay warbixintana nooga soo diray

Your browser doesn’t support HTML5

Shirka falanqaynta xaaladda Soomaaliya