Mudooyinkii u danbeeyey waxaa soo kordhaya Soomaalida ganacsiga ka samaynaya waqooyiga America, kuwaasi oo sameeya ganacsiyo hore u jiray ama hindisa kuwo markaasi bulshadu u baahan tahay oo ku cusub.
Waxaana dadkaasi ka mid ah Cumar Cabdillaahi oo kamid ah Soomaali aan badneyn oo deggen magaalada London-Ontario ee dalka Canada, kaasi oo dadka ku cusub magaaladaasi oo Soomaalida ay ku jirto ka shaqaaleysiiya shirkad uu leeyahay oo bixisa adeegyada maamulka iyo nadaafadda.
Your browser doesn’t support HTML5
Soomaali shaqo abuuriss u sameeyay soogalootiga Canada