Amuuraha Islaamka: Wax ka ogoow xiriirka Masar iyo Iran

Abdel Fattah el-Sissi

Barnaamijka Amuuraha Islaamka ee Toddobaadkan waxaan ku eegeyna xiriirka Masar iyo Iiraan. Waxaa Barnaamjika soo diyaariyay, soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Amuuraha Islaamka