Fallanqeyn: Sidee u dhacday maxkamdeyntii Trump?

Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa kasoo shalay muuqday maxkamad ku taalla caasimadda Maraykanka ee Washington, si wax looga weydiiyo eedo loo soo jeediyey oo la xiriir inuu isku dayay inuu hor istaago natiijada doorashadii madaxtinimada ee sannadkii 2020, kadib markii lagaga adkaaday.

Haddaba Maxay yihiin dembiyada lagu soo oogay? saamayn noocee ah ayayse ku yeelanaysaa tartanka madaxtinimada ee Trump? su’aalahaas iyo kuwo kaleba, waxaa warbixintan ku eegaya Ismaaciil Xuseen Farjar.

Your browser doesn’t support HTML5

Falanqeyn ku saabsan maxkamadeyntii Donald Trump