Madaxweynaha dalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geele ayaa daahfuray markab ka shaqayn doona dayactirka maraakiibta, kaasi oo sida uu sheegay maareeyaha dekedaha dalkaasi sidoo kale loo soo tababaray hawl wadeenadii ka shaqayn lahaa.
Warbixin arintan ku saabsan waxa magaalada Djibouti nooga soo diray wariyahayaga Ramadan Muse jamac.
Your browser doesn’t support HTML5
Geelle oo daahfuray markabka dyactirka maraakiibta