Barn. Caweyska Washington: Faysal Cali Waraabe

Faysal Cali Waraabe

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan. Qodobada aad ku maqli doontaan waxaa ka mid wareysi uu barnaamijka Caweyska Washington siiyay Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland Inj. Faysal Cali Waraabe oo ka hadlaya sheekooyin xiisa leh.

Halkan ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran oo ay soo diyaarisay Caasha Ibraahim Aadan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Caweyska Washington