Soomaalida Kenya oo mar kale walaac ka muujisay dibadbaxyada

Somaalida ku nool Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa ka walaacsan mudaaharaadyo maanta oo Arbaca ah la filayo inay ka dhacaan dalka kenya, xilli mudaaharadyadii todobaadkii hore ka dhacay Nairobi ay qaar ka mid ah dadkii ka qaybgalay dhac u geysteen goobo ganacsi oo ku yaalo xaafadda soomaalidu ay ku badan tahay ee islii.

Warbixin arintan ku saabsan waxa magaalada Nairobi nooga soo dirtay wariyahayaga Intisaar Saalax Xuseen.

Your browser doesn’t support HTML5

Walaalaca ganacsatada islii.m4a