Digniin laga bixiyay weerarro argagixiso oo ka dhici kara UK

London

Xoghayaha arrimaha gudaha dalka Britain ayaa ka digtay in khatarta ka iman karta argagixisadu ay kordhayso, iyada oo soo bandhigtay qorshayaal ay sheegtay inay kaga hortagayso.

Warbixin arintan ku saabsan waxa magaalada London nooga soo diray wariyahayaga qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Ammaanka Britain.wav.m4a