Ruushka oo ka baxay heshiiskii dhoofinta sarreenka

Ukraine, Russia, Turkey sign U.N. deal unlocking grain exports

Ruushka ayaa Isniintii ku dhawaaqay in uu hakiyey ka qayb galka heshiiskii ay dhexdhexaadiyeen Qaramada Midoobay iyo Turkiga, ee u ogolaanayay Ukraine in ay qamadiga u dhoofiso debedda, iyada oo la marinayo badda madow.

Arrintan ayaa walaac hor leh ku abuureysa dalalka saboolka ah ee ku tiirsan sareenka ama badarka laga soo diro Ukraine iyo Ruushka.

Warbixin ay arrintan ka qortay wakaaladda wararka ee Reuters waxaa innoo haya Abdulqadir Samakaab.

Your browser doesn’t support HTML5

Ruushka oo hakiyey heshiiskii dhoofinta sareenka